Category : Somali News
Senegal Oo Ka Hadashay Suurtaglnimada In Albaabada La Iskugu Dhufto Saldhigyada Miltari Ee Faransiisku Ku Leeyahay Wadankaas
Ra’isul Wasaare, Ousmane Sonko ayaa ka dhawaajiyay suurtagalnimada in la xiro saldhigayada milatari ee Faransiisku ku leeyahay Senegal. Isagoo ka hadlayay shir ka dhacay caasimadda...
Maxamed Deby oo la xaqiijiyay in uu ku guuleystay doorashada lagu murmay ee Jaad
Golaha Dastuuriga ah ee dalka Jaad ayaa ayiday natiijada doorashadii madaxtinimo ee lagu dhawaaqay in hoggaamiyiha miltariga Maxamed Deby uu ku guuleystay doorashada. Golaha ayaa...
Maraykanka oo kiisaska magangalyo doonka ah ee sanado ahaa ka dhigaysa muddo 6 todobaad ah.
Dawladda Maraykanka ayaa hirgelinaysa nidaam cusub oo ay doonayso in si degdeg ah go’aan looga gaadho, kiisaska magangelyo doonka ah ee horyaalla maxkamadaha kala duwan...