Category : Somali News
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo xukun dil ah ku riday Sayid-Cali Macalin Daa’uud
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ka soo saartay racfaan uu u qaatay Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo horey Maxkamadda Darajada Koowaad ugu xukuntay dil...
Gargaar Loo Waday Dadka Reer Falastiin Oo Dhexda Loo Galay Iyo Cida Dhacday Gargaarkaasi Oo La Shaaciyay
Dibadbaxayaal u dhashay Israel ayaa hor istaagay gawaari gargaar u siday Gaza iyagoo wadada ku tuuray baakadihii cuntada ay ku jirtay. Waxay sidoo kale kala...
Xoghayaha Qaramada Midoobay Oo Walaac Xooggan Ka Muujiyey Hawlgallada Ay Isreal Ka Wado Rafax
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Talaadadii sheegay inuu “ka argagaxay” korodhka ku yimi dhaq-dhaqaaqa militari ee ka socda gudaha iyo hareeraha magaalada...
Madaxweyinii Talada Laga Riday Ee Gabon Iyo Labo Wiil Oo Dhalay Oo Cunto Ka Sumoobay
Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Gabon Cali Bongo iyo labdiisa wiil ayaa cuntada ka soomay, iyagoo ka ashtakoonaya ‘’jirdil iyo tacdi kale’’, sida laga soo...