Raysal wasaare Xamse oo Laascaanood ka wada kulamo looga hadlayo nabada iyo midnimada bulshada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay Isimada dhaqanka ee deegaannada SSC-Khaatumo. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...