Duqa Muqdisho Oo Ciyaartoyda Gobolka Banaadir Kula Dardaarmay In Ay Difaacdaan Koobka Dowlad-Goboleedyada Iyo Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo kulan dhiirragelin ah la qaatay Ciyaartoyda, Maamulka, Tababarayaasha & qaar kamid ah taageerayaasha...