Category : Somali News
Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan Oo Booqanaya Soomaaliya Iyo Itoobiya
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis labda dal ay...
Kumanaan qof oo laga cabsi qabo inay ku dhinteen duufaanta ku dhufatay Mayotte
Boqolaal qof, ku dhowaad kumanaan, ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii duufaanta Chido ay ku dhufatay xeebaha badweynta Hindiya, gaar ahaanna jasiiradda...
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Magaalada Ceeerigaabo Ee Gobolka Sanaag
Waxaa ilaa xalay deggeneyd xaaladda magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag, taas oo labadii maalmood ee u dambeeyay ay dagaallo ka dhaceen, sida uu BBC-da u...
Aqalka Congress-ka oo loo gudbiyay Hindise Sharciyeed Maraykanka ugu baaqaya inuu Somaliland aqoonsado
Xildhibaan ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo la yirahdo Scott Perry ayaa waxa uu aqalka horgeeyay xeer cusub oo u ololaynaya in Somaliland loo aqoonsado dal...
Golaha Wasiirrada Xukuumada Somaliya Oo Kulan Ka Yeeshay Qodobada Dastuurka Ee Dib u Eegista Lagu Sameeyay
Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 1aad ee Dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan gaar ah ka yeeshay qodobadii Dastuurka ee...