Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya “Xiriirka Soomaaliya Iyo Turkiga Waxa Uu Gaaray Meel Sare”
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu sare u qaadmay kaddib markii labada Dowladood ay...