Israel ayaa weerartay Lubnaan ka hor heshiiska la filayo in ay la galaan Xisbullah
Toddobo qof ayaa ku dhintay kaddib markii Israel ay hawada ka duqeysay bartamaha magaalada Beirut sidaasina waxaa sheegay wasaaradda caafimaadka Lubnaan. Sidoo kale wasaaradda waxay...