Category : Somali News
Ingiriiska Oo Sheegay Hadii Raysal wasaaraha Israa’iil Uu Yimaado Dalkooda In Ay Xidhi Doonaan
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa waxa uu mutaysan doonaa xarig hadii uu tago dalka Ingiriiska, kadib markii waaran soo qabasho ay u jartay maxkamadda...
Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Kismaayo iyo Mucaaridka Oo Madaxweyne Cusub doortay
Maanta, dagaal khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo, oo ah xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland. Dagaalka ayaa ka dhex dhacay Ciidamada...
Ukraine oo NATO kala hadleysa cabsida ay ka qabto hubka casriga ah uu Ruushka lasoo baxay
Dowladda Ukraine ayaa cabsi iyo welwel xooggan waxaa geliyay caga-jugleynta Ruushka ee la xiriirta in uu adeegsanayo hubka balaastiga loo yaqaan ee casriga ah isla...
Madaxwayne Xasan Sheekh oo rajo ka muujiyay in guud ahaan Dalka ka dhacdo Doorasho qof iyo cod ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in laga gudbi doonno siyaasadda kala geysay Koofurta iyo Waqooyiga, qorshaha looga gudbi karo ayuu ku...