Category : Somali News
Isreal Oo Duqayn Ku Dishay Masuul Sare Oo Ka Tirsanaa Ururka Xisbulaah Ee Dalka Lubnaan
Madaxii warfaafinta ee ururka Xisbullah, Maxamed Afif ayaa lagu dilay weerar ay Israa’iil ka geysatay bartamaha magaalada Bayruut, sida ay xaqiijisay kooxda Xisbullah ee ee...
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqaday ee Somaliland ku geeriyooday xalay, Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg) oo...
Ukraine oo soo ridday ku dhawaad toban diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo Ruushku leeyahay
Ukraine ayaa sheegtay in nidaamkeeda difaaca cirka uu soo riday 8 ka mid ah 11 diyaaradood oo aan duuliyaha lahayn oo Ruushku leeyahay isla markaan...
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo Ukraine u ogolaaday tallaabo ka dhan ah Ruushka
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u iftiimiyay Ukraine inay u adeegsato gantaalada riddada dheer ee uu Maraykanku u soo diray inay ku garaacaan bartilmaameedyo gudaha...