Borama News Network

Dowlada Sucuudiga Oo Shaacisay In Ay Taageero Siinayo Dalka Lubnaan

Bayaan goor dhow ay soo saartay dowladda Sacuudiga, ayaa waxay ku sheegtay in Sacuudiga uu taageerayo Lubnaan, iyadoo dhanka kalana ku baaqday in la ilaaliyo “madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed” ee Lubnaan.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Sacuudiga ayaa sheegtay, inay isha ku hayeen dhacdooyinka muddooyinii u dambeeyay ka dhacayay dalka Lubnaan, ayna ka ‘walwalsanaayen’ in kastoo Sacuudiga uusan ka hadlin dilki hogaamiyaha Xisbullah, Xassan Nasrallah.

Waxay sidoo kale beesha caalamka ugu baaqday inay ka shaqeeyaan ilaalinta amniga gobolka ayna ka hor tagaan falalka hor seedi karaa xaalado bini’aadanimo.

Related posts

“Nina Duri Mayno Nina Daari Maynee Dhex Dhexaad Ayaan Ka Noqonaynaa Doorashada “ Boqor Buurmadaw

Abdiaziz Bnnstaff

Wasiir Xoorxoor” Xamaaliin Noqda Dalka Waxba Ma Yaalaane …

Abdiaziz Bnnstaff

Sirdoonka Dalka Maraykanka Oo Bayaamiyay In Ayna Isreal Ka Guulaysan Doonin Falastiiniyiinta Iyo Xamaas

Abdiaziz Bnnstaff