Borama News Network

horItoobiya oo sheegtay in biya-xireenkii ay Masar isku khilaafeen uu laba jibaaray korantadeed

Itoobiya ayaa sheegtay in ay laba jibaartay wax soo saarka korontadda ee biya-xireenkeeda muranka dhaliyay ee webiga Nile ka dib markii laba qeyb oo kale ay bilaabeen howlahooda.

Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya oo ay ku bixday balaayiin dollar ayaa markii ugu horreysay bilaabay inuu koronto dhaliyo horraantii sanadka 2022.

Mashruucan ayaa xiisad ka dhex abuuray Itoobiya iyo dowladaha Masar iyo Suudaan. dalalkan ayaa waxay ku tiirsan yihiin Niilka Buluugga ah waxayna ka baqayaan in biyo-xireenku uu saameyn ku yeesho biyahooda.

Related posts

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Gaadhay Xabsi Degmada Baki Iyo Waxyaabihii Uu Kula Soo Kulmay

Abdiaziz Bnnstaff

Maxaa dib u dhigay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee maanta lagu ballansanaa?

Abdiaziz Bnnstaff

Caruurta Aabohood Ha U Diidin Hadii Aad Kala Tegtaan” Nasiiba Sh. Aadan Siiro

Abdiaziz Bnnstaff