Borama News Network

Khasaare ka dhashay duufaan ku dhufatay Koofurta dalka Japan

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay ka dib markii duufaan dabylo wadata ay ku dhufatay Jasiiradda koonfureed Kyushu ee dalka Japan.

Jasiiradda oo ay ku nool yihiin 12.5 milyan oo qof, dad faro badan ka barakaceen duufaanta, sida ay sheegeen saraakiisha gargaarka deg dega.

Dabeylaha iyo duufaanta ayaa waxaa sababay roob mahiigaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay gudaha dalka Japan.

Sidoo kale, saraakiisha gargaarka deg dega ayaa ugu baaqay bulshada in ay ka feejignaadaan goobaha ay duufaanta ku dhufutay.

Related posts

Booliiska Itoobiya Oo Raadinaya Nin Dilay Sheekhii Soo barbaariyay.

Abdiaziz Bnnstaff

“Dhulbahante Iyo Somaliland Oo Geed Wada Fadhiya Ayaa La Arki Doonaa ” Afhayeenka Waaberi

Abdiaziz Bnnstaff

Wasiir Buuni Oo Banaanka Soo Dhigag Waxyqqbahq Lagu Dooranayo Madaxwayne Muuse Biixi

Abdiaziz Bnnstaff