Borama News Network

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Garoowe

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Garowe .

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qayb galaya Xaflada Caleema saarla madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni .

Amniga Magaalada Garowe ayaa aad loo adkeeyay waxaana halkaas ku sugan Wafuud kala duwan oo ka qayb galaysa Xaflada Caleema saarka .

Related posts

Dowladda Pakistan Oo Diiday In Xabsiga Lagu Booqdo Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalkaas Imran Khan.

Abdiaziz Bnnstaff

Xarumaha NATO oo feejignaan la geliyay kaddib cabsi laga muujiyay Ruushka

Abdiaziz Bnnstaff

Markabka Turkiga ee Shidaalka iyo Gaaska ka baaraya Soomaliya oo kusoo xirtay Dekadda Xamar.

Abdiaziz Bnnstaff