Borama News Network

Madaxweynaha Dalka Faransiiska Oo Ka Digay Halis Kusoo Wajahan Yurub Maxayse Tahay Halistaasi

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa ka digay in Midowga Yurub ay soo food saarto halis aad u weyn tobanka sano ee soo socoto, xilli qalalaase uu ka jiro caalamka.

Waxa uu sheegay in Yurub casri ah ay tahay ‘mid dhamaatay ‘ ayna dhiman karto, isagoo ku boorriyay inay xaqiijiso ammaankeeda.

Mr Macron wuxuu ammaanay tallaabooyinka loo qaada midnimo ballaaran oo Yurub ah gaar ahaanna dhinacyada qaar oo ay ku jiraan arrimo ay ka mid yihiin maaliyadda iyo caafimaadka.

Laakiin waxa uu sheegay in dib u hubaynta Yurub ay aad gaabis u tahay, qaabkeeda dhaqaalana aanu ahayn mid fadhiya.

Hadaladiisa ayaa kusoo aaday ka hor doorashooyinka Yurub ee horaanta bisha June.

Related posts

Maraykanka Oo Markale Ku Celiyay In Uu Taageerayo Madaxbannaanida Iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya.

Abdiaziz Bnnstaff

Reer Awdal Xisbiga Wadani Ma Ka Heleen Saamigii Ay Rabeen” Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Jawaabay Su’aashaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Saaka Lagu Soo Dhaweeyay Duleedka Magaalada Gabilay

Abdiaziz Bnnstaff