Home
Page 100
Maxaan ka ognahay diyaaradda dagaalka Maraykanka ee ku burburtay Soomaaliya iyo nuuca ay tahay ?
Militariga Mareykanka ayaa shaaciyay in diyaarad ah nooca aan duuliyaha lahayn ee Dronis-ka ay ku burburtay gudaha dalka Soomalaiya. Taliska Militariga Afrika ee loo yaqaano
Nin u dhashay Afghanistan oo loo haysto in uu khaarijin rabay Donald Trump
Dowladda Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogtay muwaadin u dhashay dalka Afghanistan oo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay qorshe dhagreed ay soo abaabushay Iran oo
24 Qof Ku Dhintay Qarax Dhacay Dalka Pakistan Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Qaraxaasi
Booliska Pakistan ayaa sheegay in ugu yaraan 24 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay goob tareenada laga raaco oo ku taal gobolka Balochistan ee
“Itoobiya oo kusoo xadgudubtay Qarannimadeenna & Midnimadeenna waxa ay ka hartay howlgalka AUSSOM” Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in Itoobiya laga reebay howlgalka cusub ee AUSSOM ee billaabanaya billowga sanadka soo
Madaxwayne Axmed Madoobe oo Kismaayo kula kulmay qaar kamid ah Xildhibaannada DG Jubbaland ku metala Baarlamaanka Baarlamaanka Somaliya
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaalada Kismaayo kula kulmay Xildhibaannada labada aqal ee Dowlad-Goboleedkaas ku metala Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka