“Itoobiya oo kusoo xadgudubtay Qarannimadeenna & Midnimadeenna waxa ay ka hartay howlgalka AUSSOM” Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in Itoobiya laga reebay howlgalka cusub ee AUSSOM ee billaabanaya billowga sanadka soo