89 Qof Oo Ku Dhintay Duufaan Xoogan Oo Ku Dhifatay Gobolo Ka Mid Ah Dalka Maraykanka
Malaayiin qof oo ku nool gobollada Koonfur-bari ee Maraykanka ayaa Axaddii shalay bilaabay howlo isugu jira nadiifin iyo dayac-tir, kaddib marki roobab watay dabaylo iyo