Muxuu yahay dembiga loo heysto fannaanka Keynaan ee la sheegay inuu galay 10 sano kahor?
Fannaanka heysta dhalashada dalka Canada ee asalkiisa Soomaaliya ka soo jeeda, Keynaan Cabdi Warsame, caanna ku ah heesta “Wavin’ Flag,” ayaa lagu eedeeyay tacaddi jinsi