Tirada dadka ku dhintay duqaymaha Israa’iil ee Lubnaan oo korortay iyo Israa’iil oo xaddiday isku imaatinada waqooyiga
Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka wadda Lubnaan, waxayna xaddidaysaa isu imaatinnada magaalada Haifa iyo deegaannada kale ee waqooyiga, iyadoo ay weli sii waddo weerarrada