Home
Page 188
5 Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dagaalkaasi
Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo saddex ka mid ahi ay dumar ahaayeen lagu
Madaxwayne Ruto Oo Ku Dhawaaqay Kharash-Dhimis Kaddib Dibadbaxyadi Uu Dhiigga Ku Daatay
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Jimcihii soo jeediyay kharash dhimis iyo deyn dheeraad ah, si xukuumaddiisa ay u kabto dal-daloolka miisaaaniyeed ee ay wajaheyso, kaddib
Xisbullah Oo Weerar Aargoosi Ah Ku Qaadday Israa’iil Ka Dib Dilkii Taliyaheeda Sare
Kooxda Xisbullaah ee dalka Lubnaan ayaa in ka badan 200 oo gantaal iyo weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn loo adeegsaday ku qaadday waqooyiga Israa’iil, iyadoo
Ku Dhowaad 100 Meydadka Muhaajiriin Laga Soo Saaray Badweynta Atlaantikada
Ilaalada xeebaha Mauritania ayaa Isniintii ilaa 89 meydadka muhaajiriin kasoo saaray doon ay saarnaayeen oo ku qallibantay Badweynta Atlaantikada. Sagaal qof – oo ay ku