Home
Page 197
Kooxaha ku dagaallamaya Sudan oo lagu eedeeyay in ay gaajada u adeegsadeen hub dagaal
Khubarro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi shalay ku eedeeyay dhinacyada ku lugta leh colaadda sokeeye ee Sudan, in ay gaajada u adeegsanayaan sida hubka
Afgambi Dhicisoobay Oo Ka Dhacay Bolivia
Madaxweynaha dalka Bolivia Luis Arce ayaa sheegay, in Arbacadi shalay ay fashiliyeen isku day afganbi oo ay fuliyeen cutubyo ka tirsan millatariga dalkaasi, kuwaas oo
Dibadbaxyo ka dhashay dhimasho iyo dhaawac oo sababay in uu Madaxweynaha Kenya badalo go’aankiisa
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ka laabtay sharciga maaliyadda ka dib markii ay dibadbaxyo ballaaran isku bedeleen maalin ka hor, oo ay ku dhinteen 23
Waxaan La Yaabaa In Wasiir Ah Oo Aad Moodo In Uu Qaan Gaadhinba” Madaxwayne Daahir Rayaale
https://youtu.be/yhFmgwIvNVs?si=SAG3YS2_rwRc2RJR
TACSI: Inalillahi wa inaa ilayhi rajicuun Allah ha u naxariisto cabdirahman aden mahamoud
Inalillahi wa inaa ilayhi rajicuun Allah ha u naxariisto cabdirahman aden mahamoud ehelka iyo qarabadana samir iyo imaan rabi ha inaka siiyo