Xaalada Niarobi Oo Cakiran Iyo Xaruntii Baarlamaanka Oo Qayb Ka Mid Ah Dab La Qabadsiiyay
Banaanbaxyada looga soo horjeedo Canshuur-kordhinta Kenya oo sii xoogeystay, iyadoo dad caraysan ay xoog ku galeen Xarunta Baarlamaanka oo ka shirayay sharciga cusub ee maaliyadda.