Home
Page 200
Ciidanka Israaiil oo Magaalada Gaza ku dilay ugu yaraan 42 oo u badan Haween Iyo Carruur
Ciidanka Israaiil ayaa sii kordhiyay howlgallada ay ka wadaan Magaalada Gaza kuwaas oo ay ku dhibaateeyeen Dadka Rayidka ah waxaana mid kamid ah dhacdooyinkii ugu
Ruushka oo bam ku dhiftay guri ku yaalla Kharkiv Iyo Tarada Dadka Ku Dhintay Oo La Shaaciyay
Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 52 kalana ay ku dhaawacmeen kaddib marki bambooyinka nuuca la hago lagu qarxiyay dhisme
Roobka saacadaha badan ka da’aya Muqdisho oo xiray waddooyinka qaar ee Caasimadda.
Ku dhawaad 10 saacadood waxaa Magaalada Muqdisho ka da’aya Roob saamayn taban ku reebay Waddooyinka Caasimadda iyo Isu socodka Gaadiidka kaddib markii Daadadka ka dhashay
Dablay Hubaysan oo Macallin Dugsi Qur’aan Iyo Marwadiisa ku dishay Gobolka Galgaduud
Koox hubaysan oo aan la garan ayaa Deegaanka Gorfaale oo u dhaxeeya Cada-xaar & Bulacle Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug waxa ay ku dishay Macallin Dugsi
Ugu yaraan 15 ruux oo Xannuunka Jadeecada ugu geeriyootay Gobolka Amxaarada
Gobolka Amxaarada gaar ahaan Wagihimra waxaa laga diiwaangeliyay geeriyda ugu yaraan 15 ruux oo carruur u badan kuwaas oo sababsaday xannuunka Jadeecada & cunto la’aanta
Ciidamada Israa’iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari ay wateen
Milatariga Israel ayaa sheegay in ciidamadoodu ay jebiyeen hab-maamuuska kadib markii nin Falastiini ah oo dhaawac ah ay ku xireen afaafka hore ee gaarigooda intii