Home
Page 210
Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Waqooyiga Galgaduud Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya degaanka Laan dheer ee u dhexeeya Caabudwaaq iyo Xeraale oo waqooyiga Galgaduud. Wasaaradda arrimaha gudaha,
Al-shabaab oo culimo Dariiqada Suufiyada ah ka afduubtay Laanta Buuro
Wararka ka imanaaya Laanta Buuro ee Galbeedka Muqdisho ayaa sheegay in Al-Shabaab ay afduubteen ilaa labaatan culimo ah oo ka tirsan dariiqada Suufiyada, culimadaas oo
Cimraan Khan oo qeylo dhaan ka soo dhex diray xabsiga iyo nolosha dhabta ee uu ku nool yahy
Dowladda Federaalka ayaa ku andacootay in aysan run ahayn sheegashada Cimran Khan oo ku xiran xabsiga Adiala ee ah in lagu hayo meel kali ah
Israaiil oo maalin qura Magaalada Gaza ku dishay in ka badan 200 ruux oo Falastiiniyiin ah
Saraakiisha Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay, weerar isugu jiray cirka, dhulka iyo badda oo ay
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaal beeleed ka dhacay Gamludug
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa baaqa nabadeed u dirtay beelo walaalo ah ku dagaalamay deegaanka Laandheer oo
Heer Kulka Dalka Cumaan Oo Gaadhay Halkii Ugu Saraysay Oo Ah 50 Digrii Iyo Digniino Loo Diray Bulshada
Dalka Cumaan waxaa ka jira kul xooggan oo waxaana xaraaradda cadceeddu gaartay 50 Digrii, waxaa joogsaday isu socodka Dadka halka meelaha qaar xoolihii la dhaqanayay
Maraykanka oo sheegtay in uu burburiyay hub Xuutiyiintu u isticmaalayeen weerarrada Badda
War kasoo baxay Dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay in ciidamada Dalkaas howlgal ay fuliyeen ay ku burburiyeen hubka Kooxaha Xuutiyiinta Yemen ay u adeegsanayeen weerarrada