Home
Page 211
Ugu yaraan 15 ruux oo carruur ay ku jirto oo ku geeriyooday Duqayn Israaiil ka fulisay Bartamaha Gaza
Ciidanka Israaiil ayaa kordhiyay duqaynta arxan-darrada ah ay ka gaysanayaan Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, saacadihii ugu horreeyay ee Jimcaha maanta ah ayay duqayn ay
Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay in ay ku guulaysatay kursiga aan joogtada ahayn Golaha Ammaanka ee QM?
Soomaaliya ayaa ku guulaysatay Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammanka Qaramada Midoobay sanadaha 2025-2026 waxa ay taasi ku gashay diiwaanka Dalalka xubnahaan ka noqda
Dowlada Spain oo ku biirtay Liiska Dalalka Israel ka gudbiyay Dacwad ka dhan ah Xasuuqa ay ka gaysatay Gaza.
Dowladda Spain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay ku biirtay Dalalka Dacwadda ka dhanka ah Israel u gudbiyay Maxkamadda ugu sarreysay Qaramada Midoobay
Xasan Sheeh “Waa fursad aan uga faa’iideysan karno inaan ka qeyb qaadanno nabadgelyada iyo ammaanka caalamka.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, muddo labo sano ah. Madaxweynaha
Soomaaliya oo ku guuleystay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Dowladda Fedderaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleysatay kursi aan joogto ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ka dib doorasho ka dhacday xarunta Qaramada Midoobay.
Wareysi: Qeyla-dhaanta caalamka ee isbedelka cimilada Soomaaliya
Isbedelka Cimilada ayaa Soomaali ku leh saameyn dhan kastaba leh, waxaana jira dhibaatooyin ka dhasho oo ay ka yihiin fatahaadaha, abaaraha iyo kuleylka daran ee
Madaxwayne Deni: Waan la dagaallameynaa waxkasto oo deegaanka waxyello u geysanaya
Madaxweynaha Puntland ayaa si loo badbaadiyo deegaanka Mamnuucay isticmaalka bacaha soogala deegaanadooda. Bacaha ayaa ka mid ah waxyaabaha caqabadaha ku ah deeganka saameyna xoolaha iyo