Home
Page 212
Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay in ay ku guulaysatay kursiga aan joogtada ahayn Golaha Ammaanka ee QM?
Soomaaliya ayaa ku guulaysatay Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammanka Qaramada Midoobay sanadaha 2025-2026 waxa ay taasi ku gashay diiwaanka Dalalka xubnahaan ka noqda
Dowlada Spain oo ku biirtay Liiska Dalalka Israel ka gudbiyay Dacwad ka dhan ah Xasuuqa ay ka gaysatay Gaza.
Dowladda Spain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay ku biirtay Dalalka Dacwadda ka dhanka ah Israel u gudbiyay Maxkamadda ugu sarreysay Qaramada Midoobay
Xasan Sheeh “Waa fursad aan uga faa’iideysan karno inaan ka qeyb qaadanno nabadgelyada iyo ammaanka caalamka.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, muddo labo sano ah. Madaxweynaha
Soomaaliya oo ku guuleystay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Dowladda Fedderaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleysatay kursi aan joogto ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ka dib doorasho ka dhacday xarunta Qaramada Midoobay.
Wareysi: Qeyla-dhaanta caalamka ee isbedelka cimilada Soomaaliya
Isbedelka Cimilada ayaa Soomaali ku leh saameyn dhan kastaba leh, waxaana jira dhibaatooyin ka dhasho oo ay ka yihiin fatahaadaha, abaaraha iyo kuleylka daran ee
Madaxwayne Deni: Waan la dagaallameynaa waxkasto oo deegaanka waxyello u geysanaya
Madaxweynaha Puntland ayaa si loo badbaadiyo deegaanka Mamnuucay isticmaalka bacaha soogala deegaanadooda. Bacaha ayaa ka mid ah waxyaabaha caqabadaha ku ah deeganka saameyna xoolaha iyo
Isreal Oo Duqayn La Beegsatay Duqsi Ay Qaramada Midoobay Ku LeedahayMagaalada Qaza
Ugu yaraan 27 qof ayaa ku geeriyoodey duqeyn diyaaradaha Israa’iil ka geysteen dugsi ay maamusho QM oo gabbaad u ahaa dad barakacayaal ah oo ku
Ruushka ayaa sheegay in uu taageero militeri iyo tabar siinayo Burkina Faso
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in Ruushku uu u dirayo sahay militeri oo dheeri ah iyo tababarayaal Burkina Faso taas oo qeyb
Dowlada Zambia oo xukuntay dad u dhashay Shiinaha oo galay dambio la xiriira internet-ka
77 qof oo looga shakiyay dambiyo la xiriira internet-ka oo la xiray bishii April ayaa 22 ka mid ah la xukumay. Shirkadaha ay Shiinuhu maamulaan