Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa bixiyey digniin ku wajahan wadamada Reer-galbeedka isaga oo sheegay in Moscow ay hubeyn karto waddamo damacsan in la weeraro bartilmaameedyada
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Sida lagu shaaciyey wareegto ka soo baxday madaxtooyada Galmudug
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay amar madaxwayne oo looga gol leeyahay in lagu xakameeyo tirada muhaajiriinta magangelyo doonka ah ee ka soo gudbaya xuduudda