Home
Page 214
In ka badan 50 qof ayaa kuleyl ugu dhintay Hindiya saddex maalmood gudahood
Saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ayey kuleyl u dhinteen dad ka badan 50 qof dalka Hindiya oo kuleyl aad u weyn uu ka jiray
Mareykanka oo madaxweyne Xasan kala hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobbiya
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee maraykanka ayaa u sheegay Madaxweynaha Soomaaliya in uu hoos u dhigo kicinta “xiisadda gobolka”. Wada xidhiidh dhanka taleefanka ah oo dhex
Maraykanka oo Israaiil ku cadaadinaya in ay aqbasho xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Gaza
Dowladda Mareykanka ayaa rejo ka muujisay in Israa’iil aqbali doonto hindise xabadjoojin ka hirgasha marinkaQasa, sida laga soo xigtey mas’uul sare oo ka tirsan AqalkaCad