Home
Page 229
Labo Wiil Oo Walaalo Ah Oo 12 Il Bidhiqsi Oo Kaliya Ku Dhacay Lacag Dhan 25 Milyan Oo Dolar Iyo Sida Ay Ugu Suuro Gashay
Labo wiil oo walaalo ah oo wax ka baranayay mid ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay 12 ilbiriqsi gudahood ku
Axmed Cali Faarax: Farda Fuulkii Reer Sool Ee Filimkii Uu Jilaaga Ka Ahaa Uu Soo Jiitay Dunida
Kalkaaliye caafimaad, wariye, qoraa iyo hadda oo uu noqday Jilaa, tani waa sheekada xiisaha leh ee Axmed Cali Faarax, farda fuulkii ku dhashay gobolka Sool
Milatariga Dalka Burkino Faso Oo Shan Sano Ku Darsaday Mudo Xileedka Ay Haynayaan Talada Dalkasi
Militeriga Burkina Faso ayaa ku dhawaaqay in ay shan sano ku kordhihyeen xukunka militeriga. Hoggaamiyaha dalka, kabtan Ibrahim Traoré, ayaa sidoo kale ka qeybgalaya doorashada
12 Qod Oo Ku Dhaawacmay Diyaarada Qadar Airways Oo Cilad Farsamo Hawada Sare Ku Haleeshay
12 qof ayuu dhaawac soo gaaray kaddib markii diyaaradooda oo ka timid Dooxa kuna socotay Dublin ay aad u ruxantay. Duulimaadka oo tirsigiisu ahaa787-9 dreamliner
In Ka Badan 130 Qof Oo Ku Dhintay Isbitaal Lqgu Dabiibayay Iyo Sababta Keentay Dhimashada Dadkaasi Oo La Shaaciyay
In ka badan 130 qof ayaa ku dhintay hal isbitaal oo ku yaalla magaalada go’doonsan ee El Fasher ee gobolka Darfur ee dalka Suudaan, sida