Dowlada Sacuudiga Oo 12 sano kaddib Safiir u magacawday Suuriya.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo muddooyinkii dambe dib usoo celinaysay cilaaqaadka go’ay ee kala dhaxeeyay Jamhuuriyadda Suuriya ayaa qaadday tallaabooyin ay ku xoojinayso ka rumaynta qorshaha