Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in booliskiisa nabad ilaalinta la filayo in ay gaaraan Haiti saddax toddobaad gudahood si ay u joojiyaan rabshadaha sii
Taageerayaasha Nicki Minaj ayaa aad uga carooday ka dib markii fannaanadan caanka ah ee reer Mareykan uu daqiiqadihii ugu dambeeyay baaqday bandhig faneed ay ku
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo booqasho ku jooga Washington ayaa difaacay go’aankiisa ku dhawaad kun askari oo booliis ah ugu diray Haiti si ay wax
Garsoorayaasha Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi ku amray Isra’il, in ay si deg deg ah u joojiso weerarka ay ku qaadday magaalada Rafax
Galinkii danbe ee shalay, hay’adda howlgalada ganacsiga badaha ee boqortooyada Ingriiska ‘UKMTO’ ayaa sheegtay in kooxo ay gudaha u galeen Markab ganacsi oo marayey meel
War kasoo baxay Taliska Booliiska gaar ahaan qaybta Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Dayniile lagu soo xiray Askari ku eedaysan
Wararka ay daabacayaan qaar kamid ah Warbaahinta Dalalka Carabta ayaa kusoo warramaya in xaaladda Caafimaad ee Boqorta Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Salmaan Bin Cabdicasiis Al-Sacuud