Home
Page 233
Dowlada Turkiga Oo Ku Dhawaaqday Abaabul Dagaal Iyo Waxyaabaha Soo Kordhay
Turkiga ayaa xalay xilli dambe ku daabacay faafin rasmi ah; Xeerarka 52-bog ee habraacyada la raacayo haddii ay dhacdo in Turkigu galo xaalad dagaal isla
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Beledweyne Iyo Xogihii Ugu dambeeyay
Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle, iyada oo qeybo ka mid ah magaalada durbadiiba laga
Taliyihii Hore Ee Ciidamada Dalka Ruushka Oo Arimo Musuqmaasuq Loo Xidhay
Taliyihii hore ee ciidamada Ruushka oo walaac ka muujiyay khasaaraha badan ee militariga dalkiisa ka soo gaaray dagaalka ay kula jiraan ciidamada Ukraine ayaa xabsiga
Sidee ayay Diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ku heshay burburka Diyaaraddii Helicopter-ka ee Ibrahim Raisi?
Ka dib markii ay soo baxday warka ku saabsan in diyaarad uu la socday madaxwaynihii Iran Ibrahim Raisi ay dhacday habeenkii Axada, waxaa bilaabmay baadigoobka
Spain Iyo Ireland oo si rasmi ah u aqoonsanaya Dowlad Falastiin leedahay.
Dowladaha Spain iyo Ireland ayaa xoojiyay qorshaha ay ku shaaciyeen in ay Dowlad madaxbannaan ugu aqoonsanayaan Falastiin iyaga oo sheegay in Calanka Dalkaas laga taagayo