Maxamed Deby oo la xaqiijiyay in uu ku guuleystay doorashada lagu murmay ee Jaad
Golaha Dastuuriga ah ee dalka Jaad ayaa ayiday natiijada doorashadii madaxtinimo ee lagu dhawaaqay in hoggaamiyiha miltariga Maxamed Deby uu ku guuleystay doorashada. Golaha ayaa