Midowga Yurub iyo Booliiska Soomaaliya oo ka wada hadlay tayeynta Ciidamada iyo ka hortagista dambiyada
Madaxa Hawlgalka EUCAP Somalia, Kęstutis Lančinskas, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, kaas oo ka dhacay Xarunta Dhexe...
Suuqyada Aasiya oo ka gilgishay saameynta canshuuraha Trump
Suuqyada saamiyada ayaa si weyn hoos ugu dhacay Qaaradda Aasia, iyadoo cashuuraha uu Madaxweyne Donald Trump uu ku soo rogay dalalka caalamku uu jahwareer xooggan...
Jadeeco faro ba’an ku haya qeybo ka mid ah Mareykanka oo ay dad u dhinteen
Ilmihii labaad ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in uu u geeriyooday cudurka jadeecada oo ka dillaacay galbeedka gobolka Texas oo laga cabsi qabo in...
Muxuu yahay cudurka dadka badani u dhinteen ee lagu arkay Wajeer, Kenya?
Waxaa muddo toddobaadyo ah dhibaato ku haya qaar ka mid ah shacabka ismaamulka Wajeer cudur loo yaqaan Kala-azar oo sababay dhimashada ilaa 26 qof, iyada...
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sheegay in ay horumarinayaan soo saarida Hubka dalkaasi
Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa Jimcihii booqday saldhigga tababarka ee cutubyada hawlgalka gaarka ah ee ciidanka xoogga dalka ee loo yaqaan Korean People’s Army...