Qaramada Midoobay Oo Albaabada u Laabeysa Xarumaha Rootiga Lagu Sameeyo Ee Qasa
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ku qasban tahay inay xirto dhammaan xarumaha lagu sameeyo rootiga ee Gasa, sababtuna tahay bur yaraanta ka dhalatay go’doominta Israa’iil...