Kooxo Hubaysan Oo Wiil Dhalinyaro Ah Ku Dilay Magaalada Gaalkacyo Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dilkaasi
Wararka naga soo gaaraya waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay wiil yar oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Rooble...