Dowlada Somaliya Oo Qaadacday Qorshe Ayay Dalalka Africa Ku Dhexdhexaadinayaan Somaliya Iyo Itoobiya
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa markale si adag uga hadlay...
Isbadal Lagu Sameenayo Magaca Loogu Yeedho Madaxda Ugu Sareysa Maamul Goboleedyada Dalka Somaliya
Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa guda galay wax ka beddelaka dhowr cutub oo dastuurka ka mid ah kuwaasoo isbeddel lagu sameynayo. Qodobada la soo jeediyay...
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Booqasho Ku Tegay Safaarada Imaaraadka Carabta Ee Muqdisho Iyo Sababta Booqashadaasi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Axmed Jumca...
Akhriso Warbixin Xasaasiya Oo Muran Galisay Badqabka Maskaxda Madaxwaynaha Dalka Maraykanka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si caro leh uga jawaabay baaritaan lagu ogaaday in uu si qaldan u maamulay faylalka sirta ah, uuna ku dhibtooday...