Ilhan Cumar “Aniga & Elon labadeenna waxa aan Maraykanka ku nahay soogalooti marka dadka loo diyaarinayo tarxiil”
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka falcelisay qaraar dhowaan la diyaariyay oo ah in xil ka xayuubin lagu sameeyo kaddibna loo masaafuriyo Soomaaliya oo asal ahaan...
Mucaaradka ugu weyn Turkiga oo sheegay inay maanta joojinayaan dibedbaxyada
Iyadoo dibedbaxyo xooggan ay habeenkii lixaad ka dhaceen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, xisbiga mucaaradka ee dalkaas, CHP, ayaa sheegay in isu soo baxyadii waaweynaa...
Ku dhowaad 150 Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ku Xayirnaa Liibiya Oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay
Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay boqol iyo afartan iyo shan muwaadiniin ah, kuwaas oo ku xayirnaa dalka Liibiya. Barnaamijkan oo ah mid...
Xuutiyiinta oo shaaciyay inay gantaalo ku weerareen garoon diyaaradeed oo ku yaala Israa’iil
Yahya Saree, oo ah afhayeenka milatariga ee kooxda Xuutiyiinta Ansar Allah, ayaa war uu taleefishinka ka sii daayay subaxnimadii Talaadada ku Dsheegay, in garoonka diyaaradaha...
Booliiska Kenya oo faah-faahin ka bixiyay weerar ‘AS’ ku qaadday Magaalada Gaarisa
War kasoo baxay Booliiska Kenya ayaa lagu sheegay in xubno katirsan ‘AS’ ay weerareen Xero ku taalla Deegaanka Faafi ee Magaalada Gaarisa, waxaa ku dhintay...
Wadahadallada Mareykanka Iyo Ruushka Oo Bilowday Iyo Warbaahinta Oo Dibada Looga Saaray Goobta Shirku Ka Socdo
Waxaa dalka Sacuudiga ka bilaabanaya wadahadallo nabad loogu raadinayo dagaalka u dhaxeeya iyo Ruushka, kaas oo u dhaxeeya saraakiil kala metalaya Mareykanka iyo Ruushka. Wadahadalladan...
Muxuu yahay ‘cudurka halista ah’ ee raggu ka qaadaan cabidda caanaha?
Ragga sida joogtada ah u isticmaala manaafacaadka xoolaha, gaar ahaanna caanaha, ayaa marka la barbardhigo kuwa aan isticmaalin, waxay boqolkiiba 60 halis weyn ugu jiraan...