Ciraaq Oo Ku Hanjabtay Inay Ka Baxayso Isbahaysiga Maraykanka Ee Ka Dhanka ISIS
Ciraaq ayaa dhaleecayn xooggan u jeedisay Maraykanka, ka dib weerarkii ay ciidamada Maraykanku ku dileen hoggaamiye sare oo ka tirsan maleeshiyaadka ay Iran taageerto ee...