Warbaahinta Falastiin ayaa ku soo warramaysa in ugu yaraan shan qof lagu dilay duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen meel u dhow magaalada Khan Younis...
Magaalada Gaza oo labadii sano lasoo dhaafay xaalado kala duwan oo murugo & welwel badan leh ka dhacayeen ayaa maalin weliba waxaa laga diiwaangeliyaa dhacdooyin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf u ballanqaaday in Soomaaliya ay ku garab taagan tahay gudashada waajibka...
Magaalada Jigjiga iyo qeybo badan oo ka mida magaalooyinka ku yaalla bariga dalka Itoobaaya ayaa maalintii shanaad koronta la’aan ay ka jirtaa taas oo saamayn...