Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Baarlamanka Soomaliya Horgeeyay Qorshe lagaga hortagayo Guurka Dad Badan Ku Sirmeen
Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Macalin Fiqi ayaa Baarlamaanka Federaalka horgeeyay Hindise sharciyeedka dad-dhigista, isagoo mudanayaasha golaha uga warbixiyay faa’iidada uu dalka u leeyahay Sharcigaas. Wasiirka...