Home
Page 344
Dowladda Soomaaliya oo hawada ka celisay diyaarad ay leedahay dowladda Thailand
ay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo soo saartay warsaxaafadeed ayey ku sheegtay in hawada Soomaaliya ay ka celisay diyaarad nooca xamuulka qaada oo ka diiwaangashan waddanka
Hal qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool
Hal qof ayaa ku dhintay halka ay tiro kale ay ku dhaawacantay ka dib shildiyaaradeed oo barqanimadii maanta ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool
Dowladaha Qatar Iyo Imaaraadka Carabta Oo Kawada Hor Yimid Damaca Itoobiya
Dowladda Qatar oo ka qeyb gashay shirka Golaha Jaamacadda Carabta ee heer wasiir, kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay qabsoomay laguna lagu taageerayay Jamhuuriyadda Federaalka
Maxaa Laga Filan Karaa Shirka Aan Caadiga Ahayn Ee IGAD Kuna Saabsan Xiisadda Itoobiya Iyo Soomaaliya
Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa la filayaa in uu ka furmo shirkii ay iclaamiyeen madaxda dowladaha xubnaha ka’ah urur goboleedka IGAD iyadoo qorshuhu yahay
Dowlada Fadaraalka Somaliya Oo Soo Dhawaysay Go’aanka Golaha Ammaanka Iyo Nabadda Midowga Afrika
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad gudbo