Madaxwayne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiis Ku Xidhan Xabsiyada Somaliland
CAFIS-MADAXWEYNE: 08/01/2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud...