Cameroon Oo Laga Billaabay Tallaalkii Ugu Horreeyay Dunida Ee Malaariyada
Dalka Cameroon ayaa billaabay qeybinta tallaalkii ugu horreeyay adduunka ee malaariyada, tanoo ah tallaabo loogu talogalay in lagu badbaadiyo nolosha kumannaan carruur ah oo Afrika...