Home
Page 358
Dagaalka ka socda Gaza oo galay 100 maalmood & Israaiil oo duqaynta sii kordhisay.
Dagaalka & duqaynta ciidamada Israaiil ay ku qaadeen Magaalada Gaza ayaa maanta galay maalintii 100aad waxaana ciidanka gumaysiga ay gaysanayaan tacadi ka dhan ah Shacabka
Golaha Fulinta Ee Xoghayaasha Jaamacadda Carabta Oo Garab Istaag u Muujiyay Soomaaliya.
Kulan gaar ah oo uu yeeshay Golaha Fulinta Xoghayayaasha Jaamacadda Carabta ayay uga hadleen xaaladaha ka jira Falastiin & Soomaaliya iyada oo xogo la xiriira
Dowlada Jabuuti Oo Soo Dhawaysay Go’aanka Ay Koonfur Africa Maxkamada Kula Tiigsanayo Isreal
Dowladda jabuuti ayaa soo dhaweysay go’aanka dowladda koonfur Afrika ugu gudbisay maxkamadda addunka kiiska dacwada ka dhanka ah Israa’iil. Dowladda jabuuti ayaa war ay soo