100 qof oo ku dhimatay dalka Iran ka dib qaraxyo ka dhacay xaflad lagu xusayey geerida Soleimani
Saraakiisha Iran ayaa sheegay in laba qarax ay ku dhinteen ku dhawaad 100 qof, ayna ku dhaawacmeen tobanaan kale xaflad ka dhacday Iran, Arbacadii, oo...
Midawga Afrika oo war ka soo saaray damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas
Midawga Afrika ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, kadib markii magaalada Addis Ababa, ay heshiis is-afgarad ah ku kala saxiixdeen Ra’iisal...