Muxuu Imaaraadka u doonayaa martigelinta shirka Ruushka iyo Ukraine?
Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Mareykanka in uu dalkaasi doonayo in uu martigeliyo wadahadallo lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine, wadahadalladaasi oo ugu dambeyntii keeni kara