Home
Page 49
Israa’iil oo qaadday tallaabo kale oo ku jirtay heshiiska xabbad-joojinta
Raadiyaha Ciidamada Israa’iil ayaa maanta ku dhawaaqay in ciidanka ay gebi ahaanba isaga baxeen deegaanka Netzarim oo Qasa ka tirsan, sida ku cad wejiga koowaad
Muxuu yahay wejiga labaad ee xabbadjoojinta Qasa ee ay ka wada hadlayeen Netanyahu iyo Trump?
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa shaaca ka qaaday in isniintii uu bilaabanayay wadahadal uu la yeelanayo Steve Witkoff oo ah ergeyga gaarka ah
Booliska oo Muqdisho ka billaabay dagaal ka dhan ah maan-dooriyaasha
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray, amarro adag oo ka dhan ah isticmaalka iyo ka ganacsiga mukhaadaraadka dalka lasoo galiyo, kadib markii Sabtidi ay soo
Madaxweynihii ugu horreeyay ee Namibia oo geeriyooday
Madaxweynihii ugu horreeyay ee uu yeesho dalka Namibia markii uu xornimada qaatay, Sam Nujoma, ayaa isagoo 95 jir ah ku geeriyooday caasimadda Windhoek, sida uu
Sacuudiga Oo Ka Hor Yimid Soo Jeedinta Israa’iil Ee Ah In Falastiiniyiinta Dhulkooda Laga Raro
Sacuudiga ayaa xaqiijiyay diidmadiisa ku aaddan hadallada Raysal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ee ku aaddan in Falastiiniyiinta laga barakiciyo dhulkooda, sida wasaaradda arrimaha dibadda ay
Madaxwaynaha Turkiga oo billaabay Safaro uu ku tagayo Somaaliya,Malaysia, Indonesia, Pakistan, & Ethiopia.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa billaabay safarro xiriir ah oo isaga kala gudbayo Dalal dhaca Qaaradaha Aasiya iyo Afrika si uu usoo xoojiyo xiriirka