Home
Page 51
Meydadka Tahriibayaal loo maleynayo inay khaarajiyeen magafayaashii tahriibanayey oo laga helay Liibiya
Meydka ugu yaraan 29 tahriibayaal ah ayaa laga helay laba goobood oo kala duwan oo ku yaal Liibiya. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in qaar ka mid
Turkiga oo xusaya sannadguuradii 2aad ee dhulgariirkii ay dadka badan ku dhinteen
Xusas ayaa ka socda Turkiga, kuwaasoo lagu xusayo laba sano ka dib markii uu halkaa ka dhacay dhulgariirkii lagu dhamaaday ee ay ku dhinteen in
Kumanaan lagu dilay Goma oo ay ku jiraan dumar nolosha lagu gubay
Qaramada Midoobay waxay sheegtay in tiro ka badan 100 maxbuus oo dumar ah la kufsaday, ka dibna nolosh lagu gubay intii uu socday dagaalka Goma.
Kenya oo joojinaysa baaritaanka dadka dalbanaya kaarka aqoonsiga Kenya
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in xukuumadiisu ay joojin doonto baaritaanka lagu sameeyo dadka doonaya inay qaataan kaarka aqoonsiga muwaadinnimada Kenya. Hadalkan ayuu ka
Jarmalka Iyo Faransiiska oo si adag uga hadlay raridda Falastiiniyiinta
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa isku dayaya inuu caddeeyo qorshaha Madaxweyne Trump ee ku aaddan in Mareykanku la wareego Qaza, isla markaana uu meesha ka
Jasiirada Santorini ee Giriiga ayaa laga baqayaa in uu dhulgariir ka dhaco
In ka badan6,000 ayaa ka qaxay jasiiradda sida ay sheegeen warbaahinta gudaha iyadoo mantana duuimaadyo degdeg ah ay halkaas ka baxayaan. Dhulgariiro ka badan 300
Puntland oo billowday wajiga 2-aad ee dagaalka Daacish
Ciidamada maamul gobleedka Puntland ayaa la sheegay inay billaabeen wajiga labaad ee howlgallo ay ka wadeen buuraleyda Caal-Miskaad ee Gobloka Bari ee ka dhanka ah