Ilhaan Cumar “Trump waxa uu doonayaa in uu noqdo Kaligii Taliye”
Xildhibaan Ilhaan Cabdullaahi Cumar ayaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump dhaliil culus kala duldhacday iyada oo ku eedeysay in uu hayo dhabbaha kaligii talisnimada taasina ay